Daawo Muuqaal: Guddoomiyaha Gudiga Amniga Gobolka Mudug oo shir ay yeesheen go’aano kasoo  saaray laxiriira Dhacdooyin is xig-xigay ee Magaalada

Guddoomiyaha Gudiga Amniga Gobolka Mudug oo shir ay yeesheen go’aano kasoo  saaray laxiriira Dhacdooyin is xig-xigay ee Magaalada Gaalkacyo, taas oo isku dar ay ku dhinteen 7 qof.

Dawladda ayaa ciidamo badan maanta gaysay magaalada Gaalkacyo, taas oo ay amniga wax uga qabanayso.

About The Author