Akhriso Tirakoobka Dhabta ah ee dadka ku nool Gobolada Puntland

67

27 May 2015 (Puntlandes)- Wasaarada Qorsheynta Puntland ayaa waxay soo bandhigtay tirikoobka dhabta ah ee dadka ku nool Gobolada Puntland. Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Cali Axmed Faatax,ayaa sheegay in dadka ku nool Puntland ay Tiradoodu gaarayso 4,284,633.

Waxaa xusid mudan in ay Shalay ahayd markii ay DFS soo bandhigtay waxay ugu yeertay Qiyaas Tirokoobeed taas oo Gobalo la Buunbuuniyey halka kuwo kale oo ay Gobolada Puntland ka mid yihiina laga been abuuray oo dadkoodii waxaan jirin laga dhigay.

 

Akhriso Tirada dhabta ah ee Shacabka Puntland

93

 

Puntlandes.com

 

About The Author