Dhagayso: Wariye Faadumo ”Wiilkuna waa xiran yahay maadaama uu hadalay ayuu yiri Gudoomiyaha maxkamadda racfaanka Gobalka Bari”

94a

27 May 2015 (Puntlandes)- Maxakamadda Racfaanka Gobalka Bari ayaa maanta ku amartay in xabsiga lasoo dhigo Wariyaha VOA magalada Bosaso Marwo Faadumo Yaasiin Jaamac . Wariye Faadumo ayaa idaacada VOA uga warantay sidii ay mantawax u djhaceen ee dhagayso adaa QOSLAYEE.

Gudoomiyaha maxkamadda racfaanka Gobalka Barri Shiikh Axmed Cali Axmed ayaa amarkaas baxshay isagoo u cuskanaya waraysi ay Wariyahu l ayeelatay madaxweyne GAAS.

Markay Maanta Maxkamada tagtay ayuu Gudoomiyihu yiri maxaad noo dhaliishay waad xiran tahay hala kaxeeyo oo xabsiga ha la geeyo markaas baa waxaa hadlay Wiil wariye ah oo la socda Faadumo wiilkiina wuxuu ku yiri waad xiran tahay maadama aad hadshay …

Dhagayso Wariye Faadumo


Dhanaka kale Wasiirka Arimah Gudaha Puntland Axmed Garaash oo ay VOA waraysatay ayaa sheegay in uusan waxba ka ogayn Xariga wariyaha ayna baaridoonaan cidii Falkaas kula kacday wariyaha. Wuxuu kaloo wasiirku ka hadlay Dhagayso wasirka


Puntlandes.com

About The Author