Muuqaal: Xil Maareeye “Ma aaminsani dilalkii ka dhacay Laascaanood inay Soomaaliland geysatay”

31 Dec 2022 (Puntlandes) Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka tirsan Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda Somaliland ayaa golaha Shacabka ka sheegay inaysan Somaliland ahayn cidda dilalka ka gaysata magaalada Laascaannod, isagoo ku eedeeyey gacmo kale oo uusan sheegin.

Cildhibaan Maareeye ayaa yiri “Ma aaminsani dilalkii ka dhacay Laascaanood in ay Soomaaliland geysatay, gacmo kale oo shisheeye ayaa ku jira”

About The Author