Muuqaal: Garaad Jaamac Garaad Ismacil “Somaliland ha ka baxdo Laascaanood, 13 Isim ee Dhulbahante ha yimaadaan…..”

01 Jan 2023 (Puntlandes) Garaad Jaamac Garaad Ismacil oo ah Garaadka kaliya ku sugnaa magaalada Laascaanood ayaa ugu baaqay Somaliland inay ciidamadeeda si deg deg ah ugala baxda magaalada Laascaanood.

Garaad Jaamac ayaa yiri “Ciidamada Somaliland degdeg hawga baxaan Laascaanood…Waxaan ugu baaqayaa 13 isim ee Dhulbahante inay mudo 3cisho ah Laascaanood ku yimaadaan halkan ayaa lagu dhiman ama lagu noolaan”

About The Author