Daawo Muuqaal: Madaxweyne Xasan Sheekh “Madaxda Puntland waa inay tixgaliyaan rabitaanka shacabka”

05 May 2023 (Puntlandes) Madaxweyne Xasan Sheekh “Madaxda Puntland, waa in ay tix galiyaan rabitaanka shacabka, ayna dhageystaan talada siyaasiyiinta iyo dhaqanka deegaanka. Raalli kama noqon karno in muddoo kooban lagu dumiyo tacab 24 sano aan soo dhiseynay”

About The Author