Daawo Muuqaal: Taliyaha Booliska Puntland oo kadigay inay talaabo kaqaadayaan Isimada, Siyaasiyiinta & Ganacsatada haddii ay……

13 May 2023 (Puntlandes) Taliyaha Booliska Puntland Mumin Abdi Shire oo saxaafadeedda kula hadlay garowe ayaa u digay cid kasta oo isku dayda inay carwqaladeenaan Doorashada Xukuumadda Puntland sheegtay inay qabanayso 25ka bishaan.

Taliyaha ayaa caddeeyey inay guryahooda weerarayaan Isimada, Siyaasiyiinta & Ganacsatada haddii ay soo abaabulaan carqaladayn.

About The Author