Xasan Sheekh oo bogaadiyay dowlad goboleedyada soo gudbiyey liiska musharixiinta Aqalka Sare ee doorashada 2016
Muqdisho, 9 October 2016 (Villa Somalia)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku bogaadiyay dowlad goboleedyada Puntland, Koonfuur...