FADEEXAD-CADAYN: Nin ka mid ah 6 nin oo Shacab ahaa oo Galmudug Afduubatay dagaalkii 2015kii dabayaaqadiisi ka dhacay Galkacyo oo maanta lagu sheegay Sarkaal PL ah oo ay qabteen
6 Nov 2016 (Puntlandes) Waxaa FADEEXAD aad u wayn ah in maamulka Galmudug oo caadaystay wax lagu qoslo oo ay...