Dhagayso: Col. Jimcaale oo ka warbixiyey dagaalkii Galkacyo sheegayna inay Tikniko ka Gubeen Galmudug & inuu arkay 20 Dhimasha ah
22 okt 2016 (Puntlandes) Taliyaha Guutada Kumaandooska ee ka mid ah Ciidamada Jiida Koonfur Galbeed ee Gaalakacyo ee Ciidamada difaaca...