Sawirro: Madaxweynaha dawladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socda Qaramada Midoobey
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18-July-2016 qasriga Madaxtooyada Puntland ee magaalada Gaalkacyo ku qaabilay uqaabilsanaha...