Daawo-Dhagayso: Madaxweynaha Puntland Gaas “In la yiraahdo 3 sano & bar waxba ma anaan qaban 6 biloodna waa nagu yar tahay waa Caqli aan sax ahayn”
10 Marso (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo waraysi siiyey TVga Somali Cable ayaa yiri "In la yiraahdo 3...