Isinkii 2aad ee Beesha Harti oo Kismayo laga Musaafuriyey & Wararkii u dambeeyey ee Kismayo
1 Marso 2016 (Puntlandes) Maalinkii Shalay ahayd waxaa laga Masaafuriyey magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose Suldan Abdiaziz Maxamuud...
1 Marso 2016 (Puntlandes) Maalinkii Shalay ahayd waxaa laga Masaafuriyey magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose Suldan Abdiaziz Maxamuud...
Shirkii Golaha Wasiirada ee aan caadiga ahayn ee socday saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, oo uu shir guddoomiyey Ra’iisul...
1 marso 2016 (Puntlandes) Gen Darwiish oo uugu magacaaban ururka Raaskambooniyinta wasiiska Arimaha Gudaha ee Jubaland ayaa maanta waxa uu Saxaafadda...
1 marso 206 (PUntlandes) Xildhibaan Xoosh oo ka tirsan barlamaanka DFS ayaa mat´rkii ugu horaysay booqday magaalada Galdogob ee Gobolka...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Abdiwali Maxamed Ali Gaas ayaa kusugan dalka Mareykanka, wuxuuna kulamo kala gedisan la qaatay Wasaaradda Arrimaha dibada...
1 marso 206 (PUntlandes) Kulan ay isugu yimaadeen Haweenka beelaha harti ee Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa waxa ay ku...
1 Marso 2016 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland Abshir Aw-yuusuf Ciise, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa...
Qormadaan waxaa igu kalifay, kadib markay soo noqnoqotay inkiraad ku aadan xaaladda Amni iyo nololeed ee Dalkii la oranjirey Soomaaliya....
Wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland iy Laanta Ilaalada Wadooyinka ee Taraafikadda ayaa maanta magaaladda Bosaso kaga dhawaaqay inay dhammaan degaamadda Puntland...
Daawo Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Goobta DAXIISKA ee BIYO KULULE Puntlandes.com