Sawiro: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo maanta gaarey magaalada Qadho ee Xarunta Gobolka karkaar
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa saaka 04-Feb-2016 kasoo amba-baxay magaalada Boosaaso...