Wararka maanta
Dhagayso: Heritage oo Daraasad ka Sameysay Federaalka
Machadka Heritage ee dhisan magaalada Muqdisho ayaa maanta soo saaray daraasad cusub oo ay ka sameeyeen arrimaha federaalka Soomaaliya. Daraasaddan oo machadku...
Akhri War-saxafadeedkii Wasaaradda amniga “qaraxyo dheemish ah oo lagu qal qal gelinayo amaanka”
Muqdisho: 26-Feb-2015, kadib Baaris horudhaca oo ay sameeyeen Hay’adaha Amaanka Dalka ayaa waxa lagu ogaaday Qaraxyo u badan Dheemish...
Daawo Video: Aktar Barkhad oo Puntland soo gaaray iyo Barnaamish uu Teleefishinka CNN ka diyaariyey (Xeebta Boosaaso)
Aktarka Soomaaliyeed ee caanka ah jila Filimada Barkhad Cabdi ayaa booqasho ku tegay Puntland, isagoo kulamo kala duwan la yeeshay...
The other side of Somalia’s pirates
Daawo videowgaan xiisaha badan oo ka hadlaya Burcadbadeedii Soomaalida
Turkish Airlines doubles profits, targets more expansion
© AFP/File | Turkish Airlines said in a statement that its full year net profits in US dollar terms for...
Villa Somalia oo Madaafiic lagu weeraray
Madaafiic ayaa lagu soo weeraray xarunta Villa Somalia ee looga taliyo Dowladda Soomaaliya. Warar madax banaan ayaa sheegaya in hal hoobiye uu ku...
Xagee ka baxdaa Lacagta faraha badan ee shacabka Mudug Canshuurta u bixiyaan?
Gaalkacyo (Pes) Gobolka Mudug ee Puntland oo ah Gobol baaxad wayn Allahna ku camiray shacab gacan furan dawladnimada ka hormariya...
Daawo Video: Duqa Gaalkacyo oo Maanta dhagaxdhigay Wado Laamiya oo Gaalkacyo yeelanayso
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdicasiis Jaamac Guuleed (Nugaal) ayaa maanta dhagaxdhigay wado laamiya oo dheerarkeedu yahay 1800 mitir waana qayb...
PRESS STATEMENT THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STATE OF SOMALIA WELCOMES THE APPOINTMENT OF MRS KATHERINE SIMONDS DHANANI AS THE NEW U.S. AMBASSADOR TO SOMALIA
The Government of Puntland fully welcomes the historic appointment of Mrs Katherine Simonds Dhananias the new U.S. ambassador to Somalia;...