Month: March 2024

Sawirro: Gudddiga daradargalinta ganacsiga Puntland oo kormeeray Garoonka diyaaradaha C/laahi Yususuf & goob horey loogu talagalay in laga dhiso Garoon diyaaradeed

24 Mars 2024 (Puntlandes.com) Gudddiga daradargalinta ganacsiga Puntland oo soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kormeeray Garoonka diyaaradaha...

C/raxman C/shakur “haddii guddoonkii Baarlamaanka uu wax kasta ansax yiraa, Madaxweynihiina Masjidka ka soo goodiyo sow masiirku uma muuqdo Marinaayo iyo halkii uu Madaxweynuhu ka soo jabhadeeyey”

24 Mars  2024 (Puntlandes.com) Xildhidhaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu qoray waxa uu isku waydiinayaa natiijada ka dhalandoonta haddii madaxweynuhu ku...