Dhagayso-Sawirro: Wasiirka Dib u Dhiska Iyo Horumarinta Puntland & Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada oo Maanta Loo dhaariyey xilalka Wasiirnimo
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 12 June 2017 loo dhaariyey xilalka wasiirrnimo, Wasiirka Dib u Dhiska iyo Horumarinta Puntland Cabdikhadar...