Dhagayso: Sida ay u socoto qaban qaabada xuska kowda Augusto 2014

0

 

401

Gudoomiyaha gudda qaban qaabada xuska kowda Agoosto ahna wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa maanta 29-07-2014 waxa uu waramay halka ay marayso qaban qaabadu.
Masuuliyiin kala duwan oo ay xitaa fanaanin ku jiraan ayuu sheegay inay ka imaan doonaan magalada Muqdisho si ay xuska Kowda Agoosto uga soo qayb gallaan.
Puntland ayaa la aasaasay 1da agosto 1998 iyadoona wixii xiligaasi ka danbeeyayay ay jiereen hormaro kala duwan oo ay Puntland gaartay isla markasna ugu danbayntii hormuud u noqotay in dalka laga hirgaliyo dowladda federaal ah oo mamulada dhismaya ay kasoo qayb galayaan.

363
Horey ayay warbaahinta caalamiga ee Puntlandes u soo daabacday maqaal ka hadlayey ama odorasayey sida ay uga bedelnaan doonto xuska sanadkan kuwii ka horeeyey. Sababtuna waa siday isku bedeshay Puntland sidii Dr Gaas uu ula wareegay talada dalka. Qoraalkaas waxaa cinwaankiisu ahaa Sidee noqontoontaa xuska sanadguurada puntland ee sanadkan 2014?” Halkan riix si aad u akhriso

Halkan hoose ka dhagayso hadalka Gudoomiyaha gudda qaban qaabada

Xafiiska wararka
Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *