Sawirro: Ciidanka Puntland oo firxadka argagixisada Daacish baacsanaya

19 April 2025 (Puntlandes.com) Illaa 50 xubnood oo katirsan firxadka argagixisada Daacish ayaa lagu dilay howlgallo ay ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ka wadeen Togga Miiraale 24 saac ee lasoo dhaafay.

Howlgalka oo weli socda ayaa ciidamadeena geesiyaasha ah kula wareegeen Talisyo cusub, hub iyo agab kale oo ciidan, kuwaas oo ay heysteen maleeshiyaadka firxadka ah ee argagixisada Daacish.

About The Author