Dawlada Federalka oo khalad ku tilmaamtay Hay´adda Aqoonsiga ee Puntland dhowaan dhisatay

21 April 2025 (Puntlandes.com) Dawlada Federalka ayaa khalad ku tilmaamtay Hay´adda Aqoonsiga ee Puntland dhowaan dhisatay.
“Mas’uuliyaddarro & khalad sharci oo xad-gudub ku ah dowladnimada dalka weeye Aqoonsiga ay samaysatay Puntland…. dalku wuxuu leeyahay hal Aqoonsi Qaran laga-mana hor-iman karo.” – Wasaaradda Arrimaha gudaha DFS.

