Warmuryiyeedka Shirkii Kampala ee Somalia oo lagu sheegay inay xaalad deg deg ah ku jirto

25 April 2025 (Puntlandes.com) Warmuryiyeedka ka soo baxay Shirkii Kampala ee wadamada ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay Soomaaliya ka jirto xaalad deg deg ah.

Warmuryiyeedka Kampala ayaa qodobada kasoo baxay waxaa ka mid ah:

1-In Ciidamada nabad ilaalinta la kordhiyo ilaa 8kun askari lagu daro

2-In Masar la dedejiyo in QM iyo AU u fududeeyaan soo dirista ciidankooda.

3-In Sanduuqaha nabada ee AU bixiyo dhaqalaha si kmg ah inta ur la helayo.

About The Author