MD Xassan Sheekh oo Madashii Uganda loogu sheegay inuu 2 bilood kula heshiiyo Siyaasiinta Soomaalida

25 April 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh ayaa Madashii Uganda waxaa si aan gabasho laheyn loogu sheegay in uu 2 bilood kula heshiiyo Siyaasiinta Soomaalida, kuna dhameeyo khilaafka gudaha, kahor July sannadkan, iyadoo Uganda iyo Kenyaba sidaas isla sheegeen.

Dawladda Maraykanku way ku adkeysatay diidmadeeda maalgalinta ciidanka Midowga Afrika, waxayna sheegeen in qaab dhismeedka iyo yoolka laga hadlo.

Madaxweyne Museveni ayaa loo doortay in uu hogaamiyo dhexdhexaadinta Soomaalida is khilaafsan oo uu dalkiisa ku martigaliyo ayna qasab tahay haddii aan taas lahelin (ROAD MAP).

About The Author