Daawo Video-sawiro: Gabadhii ugu horaysay, Suhuur Xaashi, oo isku soo taagtay sharaxa Duqa Caasimadda PL

4 Agoosto 2015 (Puntlandes) Suhuur Xaashi Hambo ayaa waxay noqotay Haweenay ugu horaysay ee isku soo sharaxda xika duqa Caasimadda Garowe.

Munaasabas ay ku shaacinaysaySuhuur  musharaxnimadeeda ayaa waxaa kasoo qayb galay Xildhibaano ka socda Baarlamaanka Puntland, Gudoomiyaha ururka Haweenka Puntand, Gudoomiyaha Haweenka Garowe, Siyaasiyiin, Aqoon yahan iyo dadwayne kalae oo isagu jiray ragg iyo dumar, kuwaasoo sheegay inay taageersan yihiin Suhuur Xaashi.
42a

42b

42c

42e

Daawo Munaasabadda ay Suhuur isku soo sharaxday

Puntlandes.com

About The Author