Liiska xubnaha Golaha Deegaanka Bosaso oo la Shaaciyey

Guddiga xulista Gollaha Deegaanka ee Degmada Bosaso ayaa shaaciyey liiska xubnaha Gollaha Deegaanka ee Degmada Bosaso.

Hadaba hoos ka akhriso liiska xubnaha golaha deegaanka degmada Bosaso.

  1. Maxamed Cabbaas Nuur Geesood
  2. Aamino Cumar Maxamuud
  3. Axmed Cali Saciid
  4. Cumar Xaaji Faarax
  5. Yaasiin Mire Maxamuud Dacar
  6. Buruuj Cali Salaad Xassan
  7. Cumar Cabdullaahi Cusmaan
  8. Cabdicasiis Mahdi Maxamed C/salaam
  9. C/weli Maxamed Hayaan
  10. Maxamed Maxamuud Axmed
  11. Faadumo Axmed Maxamuud
  12. Faadumo Jaamac Xuseen
  13. Idiris Cabdisataar Jaamac
  14. Cali Maxamed Xassan
  15. Ikraam Maxamuud Yuusuf
  16. Maxamed Maax Colow
  17. Cilmi Cumar Cilmi
  18. Cabdi Nuur Gleyr
  19. Ikraam Cawad Xuseen
  20. Saciid Gaacshe Cusmaan Cali
  21. C/maan Saalax Maxamuud
  22. Maxamed Abokor Afyaanyo
  23. Maxamed Maxamuud Saalax (Abuu Baraa)
  24. Cabdulqaadir Ismail Saciid
  25. Axmed Seed Axmed Muuse
  26. Saciid Cabdiraxmaan Maxamed
  27. Mursal Yuusuf Maxamuud
  28. Maxamed Cumar Haaruun
  29. Cumar Maxamed Muuse Boqor

 Allaa mahad leh

  1. Axmed Cilmi Cusmaan, Wasiirka A. Gud & D/Hoose……………………
  2. Cabdi Xirsi Cali, Wasiirka Amniga & DDR………………………………..…
  3. Xabiib Jaamac, Wasiirka Caddaaladda & A. Awqaafta…………………..
  4. Burhaaan Cilmi Feleg, La Taliye Wasiirka A. Gudaha…………………….
  5. Yuusuf Maxamed Wacays, Gudd. Gobolka Bari……………………………
  6. Khadra Warsame Jaamac, Gudd. Haweenka DPL………………………….

91a

91b

91c

91e
Puntlandes.com

About The Author