Sawiro: Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo Qado Sharaf u sameeyay, mas’uuliyiin iyo waxgarad

0

Garowe (Pes): Siyaasiga caanka ah Axmed Cabdi Xaabsade oo maalinti shalay si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland ayaa maanta hoyga uu dagan yahay Qado sharaf ugu sameeyay masuuliyiinti, siyaasiyiin iyo waxgarad ka qayb qaatay soo dhaweynti loo sameeyay .

Casumaada ayaa waxaa kamid ahaa Saraakil katirsan Madaxtooyada dowladda Puntland,Xildhibaano,Saraakil ciidan,waxgarad,aqoonyahano iyo dadwayne kale.

 

Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade ayaa dhamaan dadkii ka qayb qaatay soo dhaweyntiisa uga mahadceliyay isagoona sheegay in Puntland ay tahay Hoygiisa,.

Hoos ka daawo sawirada

539

540

541

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *