Daawo Video: Boqor Burhaan oo ku baaqay in la joojiyo colaada magaalada Gaalkacyo

Booqor burhaan boqor muuse oo saxaafada kula hadlay guriga uu ka deganyahay magaalada Qardho ayaa waxaa uu ka hadlay xiisada kasoo cusboonaatay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug

159c

Boqorka ayaa sheegay in xiligan aysan wanaagsanayn in lagu diriro wax aan micno wayn samaynayn sidoo kalena aysan haboonayn in la daadiyo dhiig cusub iyadoo xiligan ay mudan tahay in laga fakaro horumar iyo wax wada qabsi

Baaqyadan isdaba joog aha ee loo jeedinayo labada dhinac Puntland iyo galmudug ayaa imaanaya xili magaalada Gaalkacyo ay ka socdaan dhexaadin labada dhinac ah taasoo hada laga qabo rajo wayn oo ah in lagu soo afjaro colaada kasoo cusboonaatay gobolka Mudug.

About The Author