Tacsi: Marxuum Dr. Yuusuf Xaaji Warsame Cali Yeey

Inaa Ilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun waxaa Shalay  oo taariikhdu ahayd  30ka Nov 2015 Isniin ah, ku geeryootay Magaalada Gaalkacyo ee  Xarunta Gobolka Mudug Marxuum Dr. Yuusuf Xaaji Warsame Cali Yeey.

154a

Xasan Yuusuf Dhuux, Faadumo Yuusuf Dhuux, Mahdi Yuusuf Dhuux iyo Dhamaan Reer Yuusuf Dhuux waxay tacsi u dirayaan Qoyskii iyo Eheladii uu ka Geeriyooday Dr. Yuusuf Xaaji Warsame Cali Yeey,

Waxay kaloo si gaar ah tacsi ugu dirayaan Marxuumka Xaaskii iyo Carurtii uu ka tagtay oo ay leeyihiin samir iyo iimaan Allaha idinka siiyo waxayna Allah uga baryayaan in uu naxariistiisa siiyo, Kitaabkiisana Gacanta midig ka siiyo, Qabrigana u waasiciyo una nuuriyo, Janadii fardowsana hoy uga yeelo Aamiin, Aamiin, Aamiin, ALLAHAYOOW.

Amiin Amiin, Amiin

About The Author