Dhagayso: Madaxweynaha DFS ”Gaalkacyo say tahay maanta ma ahayn intaan Galmudug la dhisin”

Madaxweynaha DFS  Xasan Culusoow ayaa maanta mar uu magaalada Cadaado ka sheeganayey Gobolka Mudug ee Puntland yiri isagoo amaanaya ina adeerkiis Cabdiqaybdiid  ”Gaalkacyo waan tagi jiray, Galmudug intaas la dhisin Gaalkacyo muuqaalka ay leedahay maanta 10 meelood haddii loo qaybiyo meesheed ma lahayn”

Isagoo sii wata oo aanba qajilayn ama xishoonayn ayuu sii raacshay ”Hotel macno leh oo qof masuul ah uu seexan karo ma lahayn Gaalkacyo, Galmudug ka hor……”

Xaggee ku dambeeyey madaxweyne Dr Gaas? Dalxiis ayuu u aaday dalka Itoobiya! CAJIIB!!!

Guud ahaan Shacabwaynaha reer Puntland gaar ahaan reer Mudug waa inay isku tashadaan isna difaacaan. Xamar dawladnimo ma taalo ee waxaa yaala BOOB waana taas siday u rabaan inay ku BOOBAAB Gobolka Mudug. Waa in aynu katashanaa midimidi kutaaga Xamar yaala.

Dhagayso Madaxweyne Xasan


Puntlandes.com

About The Author