Dhagayso: Madaxweyne DFS ”Heshiiskii lagu aasaasay maamulkan waxaa saxiixay Dadka Gobolada dhexe DFS ugu jira”

Awal waxaa lagu sheegi jiray saxiixayaal maamulada Galmudug, Ximan iyo xeeb iyo Ahlusunna maanta waxa uu Madaxweynaha DFS  Xasan Culusoow la yimid wax uu ugu yeeray dadka DFS ugu jira Gobolada dhexe isagoo doonaya in uu Puntland muujiyo in Wasiir u matalayey kaasoo ahaa Wasiirka Waxbarashada oo wax ka  saxiixay  Heshiis ku sheegaas.

Dhagayso madaxweyne Culusoow


Puntlandes.com

About The Author