Daawo Video: Madaxweynaha Jubaland oo la kulnay xildhibaanada Jubaland iyo gaarta uu dhacayo Doorashada Gudoonka Barlamanka

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoowe ayaa shalay la kulmay xidlhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubaland. Madaxweyne Axmed wuxuu sheegay shaaca ka qaaday in ay dhacayo  doorashada Gudoonka Baarlamaanaka Jubaland.

Axmed Madoobe ayaa sheegay doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland iyo ku xigeenadiisa inay dhici doonta maalinka Sabtida oo ay taariikhdu ku beegan tahay 25-ka bishaan afaraad, wuxuna madaxweynuhu sheegay inay kasoo qayb gali doonaan doorashadaasi madaxda ugu saraysa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo daneeyayaasha Soomaaliya

Halkaan ka daawo Videowga

Puntlandes.com

About The Author