puntlandes

Farmaajo ”waxaan baaq u gudbinayaa duubabka Soomaaliyeed inay u istaagaan gudashada waajibkooda, ayna kaalin mug leh ka qaataan sidii loo gaari-lahaa xal siyaasadeed oo looga badbaado dib u laabasho siyaasadeed iyo dagaallo sokeeye”

Muuqaal: C/raxman C/shakur “waa in aan iska diidnaa dulmiga, kelitalisnimada, eexda iyo qaraaba-kiilka, boobka iyo barakicinta, iyo kutagrifalka awoodda”

24 April 2026 (Puntlandes.com) Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakur ayaa sheegay inay7 madaxweyne Xasan Sheekh Villa Somalia uga saarayaan Firimbi iyo telefon, iyagoo...

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo ugu baaqday maamulka gobolka Mudug iyo laamaha amniga in ay qaadaan tallaabooyin degdeg ah oo lagu xaqiijinayo sii deynta Dr Faarax Cabdi Maxamed

23 April 2026 (Puntlandes.com) Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa ugu baaqday maamulka gobolka Mudug iyo laamaha amniga in ay qaadaan tallaabooyin degdeg...

Muuqaal-Sawirro: Hadaljeedinadii Madaxweyne Deni oo goobjoog kanoqday dhaarinta Maxkamadda Sare & Maxkamadda darajada 1aad ee ciidamada qalabka sida & dambiyada culus

20 April 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed...