Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Maamulka Xasan Sheekh oo dacwad musuqmaasuq ku soo oogay  Safaaradda DFS ee dalka Cumaan

06 Apr 2024 (Puntlandes.com) Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Soomaaliya ayaa u gudbiyey Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Warbixin Baariseed Fatash ah isagoo Xafiiska Hantidhowrka Guud baaris ku sameeyey Safaaradda JFS ee taal magaalada Masqat ee dalka Cumaan.

Maamulka Xasan Sheekh ayaa tan iyo markuu xilka la wareegay 15kii Maajo 2022ka waxa uu dacwad musuqmaasuq ku soo ooga masuulka uu doonayo inuu xilka ka qaado kuna bedesho qof qoyskiisa ah ama ay Damjadiidnimo wadaagaan.

About The Author