Sawiro: Madaxweynaha DFS oo khudbad ka jeediyay Jaamacadda Barakatullah ee dalka India
1 Nov 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh ayaa maanta khudbad ka jeediyay jaamacadda Barakatullah University oo kutaala isla magaalada Bhopal iyadoo...