Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1136)

Gaalkacyo (Pes): Gudoomiyaha guddiga dib u eegaya dastuurka qabyadda ah ee Somaliya ayaa gaartay 23.July.2014 magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug. Marwo Caasho Geelle Diiriye ayaa sheegtay imaanshaheeda Puntland inuu salka ku hayo sidii rayidka looga qayb galin lahaa doodaha laga yeelan doono dastuurka qabyada ah ee dalka oo aan ilaa iyo hadda la dhamaystiran. Dr […]

Continue reading …

Muqdisho(Pes)) Wafdi isku jira Wasiiro,wasiir ku xigeeno iyo odayaal dhaqan shalay Garowe ka ambabaxay isla xalyna gaaray, (24-07-2014), Xamar ayaa maanta oo Jimce ah waxay la balansan yihiin inay kulmayaan madaxda ugu saraysa ee D. Waftigan oo ka kooban 17 xubnood ayaa sababta ay Puntland Xamar ugu dirtay ay tahay in ay marka hore soo arkaan […]

Continue reading …

Garowe (Pes): Waxa maanta ka dhacay caasimada Puntland ee garowe mudaharaad aan cidina soo abaabulin ooy isugu soo baxeen dad aad iyo aad uga caraysan dilalka Xamar loogu gaysanayo xildhibaanada ka soo jeeda Puntland. Mudaharaadayaashu waxay dalbadeen in ay wasiirada iyo xildhibaanada ka soo jeeda Puntland ka tagaan Xamar si ay uga badbaadaan dilka lala […]

Continue reading …

Dhacdooyinkii ka dhacay todobaadkan Puntland aad bay u badnaayeen. Waxaynu isku dayeynaa in aynu ka soo qaadano kuwa ugu muhiimsan. Waxaan kaloo todobaadkan bilaabayaa in aan ku cabiro wixii fiican oo dhacay suul kor u taagan wixii aan fiicnayna suul hoos u foorara, hooska eeg. Dhacdooyinkii ugu waawaynaa todobaadka Axad 20 ka july 2014 Ciidamo […]

Continue reading …

Gaalkacyo (Pes); Waxaa maantay lagu aasay Xamar xil Saado Cali oo shalay 23-07-2014 ay ku dishay Xamar gacan ka xaqdaran. Ma jirto ilaa iyo hada cid loo soo qabtay in ay dishay xildhibaanada. Meesha lagu dilayna waxaa ka agdhawaa ciidamo aad u tiro badan. Gacan ku dhiiglayaashii dilay xildhbaanadana iskood ayey uga tageen goobtay ku […]

Continue reading …

Gaalkacyo (Pes); Gaas ayaa maanta u dirtay Xamar wafdi soo booqda ama arka Qabrigii lagu aasay AUN xil Saado Cali., Ka dib markii DFS ka diiday dalabkii Gaas ee ahaa in lagu aaso Puntland xil Saado ayey u ogolaadeen in uu u soo dirsado wafti booqda qabrigeeda. Waana ka aqbalay Dr Gaas madaxweynaha Puntland. Waftigaan […]

Continue reading …

Gaalkacyo (PES) Madaxweyne Gaas ayaa si aan horay looga baran oo gabasho lahayn u dalbaday in lagu aaso Puntalnd maydka xil Saado. Dalabkaas uu Gaas dalbaday waa ka diiday DFS waxayna bedelkiisii u ogolaatay in uu Gaas soo dirsado Xamar wafti booqda Qabriga lagu aasay xil Saado Cali. Isla markiiba Gaas waa ka aqbalay DFS wuxuuna […]

Continue reading …

Gaalkacyo (PES)  Waxaa maantay aas qaran loogu sameeyey allaha u naxariistee xil Saado cali oo gacan ka xaqdarani ku dishay shalay 23-07-2014 magaalada Xamar.     Hoos ka daawo sawirada   Xafiiska Wararka Puntlandes.com

Continue reading …

Gaalkacyo (PES) Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr Cabdi Raxmaan Maxamuud Faroole ayaa ka tacsiyeeyay dilkii loo geystay allaha unaxariistee marxuumad xildhibaan Saado Cali Warsame oo kamid ahayd barlamaanka Soomaaliya, taas oo shalay koox hubaysan ay ku dileen Magaalada Xamar. Dr Faroole ayaa dilka xildhibaanada ku sifeeyay mid siyaasadaysan oo lagu doonayo in lagu baab’iyo […]

Continue reading …

Xog hoose oo ay heshay warbaahinta Puntlandes ayaa tilmaamaya in uu Madaxwayne Gaas ayaa magacaabay agaasimaha guud ee wasaaradda dastuurka, arrimaha federaalka iyo dumuqraadiyada,kaddib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa oo ku taariikhaysnayd 19 july 2014. Wuxuu madaxweyne Gaas u magacaabay Hussein Cabdi Jamaal. Xussein wuxuu ka tirsan yahay kooxda Gaas waxayna yihiin Hussein iyo madaxweyne […]

Continue reading …