Home » Archives by category » Arimaha Diinta

XOG-Xasan Sheekh Oo Itoobiya U Saxiixay Shan Qodob Oo Qaran Dumis ah.

December 01 2016 (Puntlandes0)-Sida aan xalay daabacnay Madaxweynaha Somalia ee uu wakhtigiisu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku sugan magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Madaxweyne Xasan ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah uu Dowlada Ethiopia u saxiixo 5 qodob oo kala ah: 1-In Dowlada Somalia ay raali ka tahay in Ciidamo […]

Daawo Khudbadii uu Prof Galayr oo maanta Cadaada iyo Bilcilka Saaxdheer loogu doortay madaxweynaha Khaatumo ayaa Hoos ka daawo   Puntlandes.com

Continue reading …