Home » Archives by category » Sports
Dhagayso:- Axmed Cabdala Tigaana”Qaabka Ay Socdaan Ciyaaraha Horyaalka Puntland Wali Soomaaliya Kama Dhicin

Dhagayso:- Axmed Cabdala Tigaana”Qaabka Ay Socdaan Ciyaaraha Horyaalka Puntland Wali Soomaaliya Kama Dhicin

15 jan 2017 (Puntlandes)Aaasimaha Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland Axmed Cabdalle Tigaana ayaa sheegay in tartanku u socdo si habsami leh waxaana uu sheegey inuusan wali koob lamida Soomaaliya ka dhicin madama kooxuhu shuuradaha buuxiyaan iskuna booqanayaan magaalooyinkooda. Tigaana ayaa waxaa uu sheegey in koobabka horyaalada ee muqdisho laga ciyaaro ay yihiin kuwo aan […]

Kulamada Semi Finalka Galabta iyo Koobka Garoowe Kasocda Yaa Balansan.

Comments Off on Kulamada Semi Finalka Galabta iyo Koobka Garoowe Kasocda Yaa Balansan.
Kulamada Semi Finalka Galabta iyo Koobka Garoowe Kasocda Yaa Balansan.

November, 24 2016 (Puntlandes)-Garoonka kubadda cagta Mire-awaare ee magaalada Garoowe ayaa waxaa maalinkii afraad kasocda koob kubadda cagta ah oo loodhigay afar kooxood. Ciyaarihii/kulamadii shalay ayaa u dhacay sidaan; Horseed FC 1 Vs Garowe City 1 Comsed FC 1 Vs Australia team 1 Galabtana waxaa dhacaya kulamadii ugu dambeeyey ee semi finalka iyadoona kooxdii badisa […]

Continue reading …

Sawirro-Tartan Garoowe Ka Furmay iyo Horseed Oo Labalansan Galabta Comsed.

Comments Off on Sawirro-Tartan Garoowe Ka Furmay iyo Horseed Oo Labalansan Galabta Comsed.
Sawirro-Tartan Garoowe Ka Furmay iyo Horseed Oo Labalansan Galabta Comsed.

November 22 2016 (Puntlandes)-Daahfurka koobkaani ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirka shaqada shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha Cabdiraxmaan Sheekh Cabdulle, agaasimaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Axmed Tigaana, madaxda xiriirka kubadda cagta Puntland, maamulka ciyaaraha gobolka Nugaal iyo boqolaal dadweyne ah oo ciyaarta daawanayey. Koobka oo ay ka qaybgelayaan kooxaha Comsed Galkacyo, Horseed Garoowe, Garoowe City iyo kooxda katimid […]

Continue reading …

IGAD calls for swift completion of state formation

Comments Off on IGAD calls for swift completion of state formation

PRESS STATEMENT Saturday, July 16, 2016 IGAD Special Envoy to Somalia Amb Mohamed Abdi Affey DJIBOUTI– Following a high-powered mission to Beletweyn in Somalia, IGAD has called on the influential traditional leaders in Hiraan and Middle Shabelle regions to support state formation process ahead of planned elections in August 2016 and for the security and […]

Continue reading …

Daawo Khudbadii uu Prof Galayr oo maanta Cadaada iyo Bilcilka Saaxdheer loogu doortay madaxweynaha Khaatumo ayaa Hoos ka daawo   Puntlandes.com

Continue reading …