Home » Archives by category » Wareysi
Dhagayso:-Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowlada Puntland Oo Ka Hadashay Dawo Dhaday Oo Ku Dhex Khaldan tay Dawooyin La Qaybinayay Oo Si Khaldan Wax Looga Qorey

Dhagayso:-Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowlada Puntland Oo Ka Hadashay Dawo Dhaday Oo Ku Dhex Khaldan tay Dawooyin La Qaybinayay Oo Si Khaldan Wax Looga Qorey

Wasaarada xanaanada xoolaha dowlada Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay dawo dhacdey oo dhawan si khaldan ugu dhex darsan tay dawooyin wasaaradu ka qaybinaysay dhulkii lagu soo hayaamay ee Puntland waxaa durba dhakhaatiirtu dawadaa kusoo celiyeen xarunta wasaarada sida uu sheegay agasimaha guud mudane Axmed Cabdi cali. Axmed cabdi Cali ayaa waxaa uu sheegey […]

Dhagayso:-Madaxweyne Xigeenka Dowlada Puntland Oo Ka Hadlay Arimo Badan Puntland Ka Jira iyo Madaxeynaha Cusub Ee Soomaaliya Loo Doortay

Comments Off on Dhagayso:-Madaxweyne Xigeenka Dowlada Puntland Oo Ka Hadlay Arimo Badan Puntland Ka Jira iyo Madaxeynaha Cusub Ee Soomaaliya Loo Doortay
Dhagayso:-Madaxweyne Xigeenka Dowlada Puntland Oo Ka Hadlay Arimo Badan Puntland Ka Jira iyo Madaxeynaha Cusub Ee Soomaaliya Loo Doortay

Madaxweyne xigeenka dowlada Puntland Eng C/xakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar oo kusugan magaalada boosaaso ayaa waxaa uu ka hadlay arimaha deegaanada dowlada puntland ka jira sida amaanka ,iyo abaaraha waxaa uu sidoo kale ka hadlay madaxweynaha cusub ee soomaaliya loo doortay dhawan. Amaanka Mudane C/xakiin ayaa waxaa uu sheegey in ciidamada amanka dowlada Puntland ay hada […]

Continue reading …

Dhagayso:-Dhaawaca Taliyihii Saldhiga Booliska Qardho Oo Hargaysa Loo Qaaday

Comments Off on Dhagayso:-Dhaawaca Taliyihii Saldhiga Booliska Qardho Oo Hargaysa Loo Qaaday
Dhagayso:-Dhaawaca Taliyihii Saldhiga Booliska Qardho Oo Hargaysa Loo Qaaday

Taliyaha saldhiga booliska degmada qardho ee xarunta gobolka kar kar C/rizaaq Maxamed Siciid.,mid kamida ilaaladiisa,iyo waliba qof shacab ah oo la socdey ayaa waxaa ay galeen shil gaari waxaana dhaawac culus taliyaha uu ka gaarey qaarka dambe waxaana gabi ahaan dareenkii ka tagay qaar ka dambe. Agaasimaha cusbitalka Qardho Axmed Juquraafi ayaa sheegey in qaarka […]

Continue reading …

Dhagayso:-Dhalinyaro Ku Xiran Maraykanka Oo Cabasho ka muujiyay Saafarada Soomaliya

Comments Off on Dhagayso:-Dhalinyaro Ku Xiran Maraykanka Oo Cabasho ka muujiyay Saafarada Soomaliya
Dhagayso:-Dhalinyaro Ku Xiran Maraykanka Oo Cabasho ka muujiyay Saafarada Soomaliya

C/qaadir Carays cali waxaa uu kamid yahay dhalinyaro Soomaali ah oo ku xiran  dalka maraykanka gaar ahaan magaalada Alapama ayaa waxaa ay sheegeen in markii hore dhalinta soomaaliyeed ee safarka dheer usoo gala dalka maraykanka ay xabsi kadib sharci kaheli jireen dalkaas ama uga gudbi jiree dalalka udhow sida Canada. C/qaadir ayaa sheegey in sanadkii tagay […]

Continue reading …

Dhagayso:-Bada Oo Laga Cabsi Qabo Inay Biyaheedu Gudaha Magaalada Caluula Galaan

Comments Off on Dhagayso:-Bada Oo Laga Cabsi Qabo Inay Biyaheedu Gudaha Magaalada Caluula Galaan
Dhagayso:-Bada Oo Laga Cabsi Qabo Inay Biyaheedu Gudaha Magaalada Caluula Galaan

Degmada Caluula ee Gobolka bari waxaa ay cabsi soo wajahday dadka ku dhaqan kadib markii biyaha bada ay soo jabiyeen jaankii doonyaha ay gali jireen oo al waax ka samaysan uu biyihii ugudbiyay dhanka magaalada waxaana isku dayo badan oo dadka deegaanka ay sameeyeen celin waayeen biyihi soo burqanayay. Gudoomiyaha degmada Caluula Axmed Maxamed Xasan ayaa […]

Continue reading …

Dhagayso+Sawirro:-Golaha Deegaanada Godob Jiiraan Oo Biyo Gaarsiiyay Dadka Abaartu Hayso

Comments Off on Dhagayso+Sawirro:-Golaha Deegaanada Godob Jiiraan Oo Biyo Gaarsiiyay Dadka Abaartu Hayso

Xildhibaanada Golaha deegaanka degmada godob jiiraan ee gobolka nugaal ayaa kulan ay yeesheen waxay go,aan sadeen in dhaqaale ay iska aruuriyaan ay biyo dhaamyin ugu sameeyaan dadka iyo duunyada haraadka iyo gaajadu hayso ee wali miyiga kusugan. Xidhibaan Xildhibaan Cismaan Xasan Cabdiraxman Soobe ayaa sheegey in hada ay qaybiyeen saddex booyadood oo kamida lix booyadood […]

Continue reading …

Dhagayso:-Wasiir Xigeenada Wasarada Beeraha Puntland Oo Dhaliil Ujeedisay Hay,adaha Beeraha Ee Puntland Jooga

Comments Off on Dhagayso:-Wasiir Xigeenada Wasarada Beeraha Puntland Oo Dhaliil Ujeedisay Hay,adaha Beeraha Ee Puntland Jooga
Dhagayso:-Wasiir Xigeenada Wasarada Beeraha Puntland Oo Dhaliil Ujeedisay Hay,adaha Beeraha Ee Puntland Jooga

Siciido Xuseen Cali wasiir ku-xigeenka beeraha dowladda Puntland ayaa waxaa ay sheegtay in beeraha ku yaala Puntland ay ubadan yihiin beeraha waraabka ayna inta badan awoodin inay biyahaas ka baxaan kharashkiisa ayna hay,adaha beeraha qaabilsan Puntland si wanagsan u kaalmayn beeralaydaas. Waxay in sheegtay in hay,adaha kala ah WFP iyo FOW aysan sidii loo baahnaa […]

Continue reading …

Dhagayso:-Dufaan Kajidha Qaar kamida Xeebaha Puntland

Comments Off on Dhagayso:-Dufaan Kajidha Qaar kamida Xeebaha Puntland
Dhagayso:-Dufaan Kajidha Qaar kamida Xeebaha Puntland

Kacsanaanta bada ayaa gaadhay xeer biyihii ay la tagaan marsada ay ku xirnaayeen doonyuhu ayay kala tagtay dhowr doonyood waxaana jira kacanaan xoogan oo badu sare u kacday dhamaan doonyihii ayaa laga soo saaray waxaana gabi ahaanba jirin wax qoraxa. Dadka ayaa waxaa ay sheegayaan in dabaylahaan aysan jirin wax roob ah oo weheliya xeebahaan […]

Continue reading …

Dhagayso+Sawirro:-Maamulka Degmada Godob Jiiraan Ee Gobolka Nugaal Oo Ka Dayriyay Xadiga Abaarta Ay Gaadhay

Comments Off on Dhagayso+Sawirro:-Maamulka Degmada Godob Jiiraan Ee Gobolka Nugaal Oo Ka Dayriyay Xadiga Abaarta Ay Gaadhay
Dhagayso+Sawirro:-Maamulka Degmada Godob Jiiraan Ee Gobolka Nugaal Oo Ka Dayriyay Xadiga Abaarta Ay Gaadhay

Kulan ay yeesheen maamulka degmada Godob jiiraan ee Gobolka nugaal ayaa waxaa ay kaga hadleen xaalka abaarta oo sii xumaanaya waxaana gabaabsi sii noqonaya goobaha ay biyaha ka heli jireen dadka iyo duunyada ku dhaqan degmada iyo tulooyinka u dhow. Guddoomiye ku xigeenka degmada Godob-jiraan Axmed Maxammed Cabdi iyo xubno kamida golaha deegaanka ayaa sheegey […]

Continue reading …

Dhagayso:- Qadala” Daacish Oo Dadk Kala Degay Gaari Rakaab Ah

Comments Off on Dhagayso:- Qadala” Daacish Oo Dadk Kala Degay Gaari Rakaab Ah
Dhagayso:- Qadala” Daacish Oo Dadk Kala Degay Gaari Rakaab Ah

Guddoomiyaha degmada Qandala Shirin Maxamed Quurshe ayaa waxaa uu sheegey in meel u jirta degmada qandala ee gobolka bari 30 Km ay kooxda daacish ay gaari rakaab ah ay kala dageen sagaal qof oo qaar kamida ay kamid yihiicn ciidanka Dowlada Puntland. labo kamida saddex askari oo ku jirey dadka la afduubtay ayaa ka baxsaday […]

Continue reading …
Page 1 of 212