Month: September 2016

Faallo: Waxay u daran tahay C/kariim & Shariif Xasan Haddii dib loogu laabanayo wixii lagu soo Heshiiyey ee hasoo Celiyaan wixii ay xaqdarada ku heleen!!!

10 sept 2016 (Puntlandes) Magaalada Muqdisho Waxaa ka Socday Shirka Madashada Hogaamiyayaasha Qaran oo qorshuhu ahaa in looga arinsado qodobo yar yar...

Dhagayso: Micheal Keating ”Qaabka ay Doorashadan u dhacayso waxa uu ku salaysan yahay wada xaajood Siyaasadeed oo mudo dheer socday”

10 sept 2016 (Puntlandes) Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating oo wareysi siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay...