SAWIRRO:- Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Ahna Sii Hayaha Xilka Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey oo Magaalada Qardho Ku Daah-furay Imtixaanaadka Dugsiyada Dhexe iyo Sare ee Puntland
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Ahna Sii Hayaha Xilka Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 20 May 2017...