Year: 2017
Daawo Heestii “Maanta maanta madaxeen banaane maanta waa maalin weyne maanta”+ Sawirro soo dhawayn madaxweynaha cusub
Daawo Heestii "Maanta maanta madaxeen banaane maanta waa maalin weyne maanta" Sawirka kore Soomaalida Nairobi ee dalka Kenya oo soo...
Hambalyo Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Farmaajo
8 feb 2017 (Puntlandes) Doorashadii madaxtinimada JFS ee maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku Guulaystay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...
DAAWO SAWIRKA GEN GABRE MARKII LAGU DHAWAAQAY GUUSHA MADAXWEYNE FARMAAJO
DAAWO SAWIRKA GEN GABRE MARKII LAGU DHAWAAQAY GUUSHA MADAXWEYNE FARMAAJO Puntlandes.com
Deg Deg Maxamed C/laahi Farmaajo Oo Ku Guulaystay Madaxweynaha Soomaaliya
Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ku guulaystay madaxweynaha jimhuuriyada Soomaaliya kadib tar tar uu kamid ahaa saddex musharax oo usoo haray...
BREAKING NEWS: Farmaajo oo ku Guulaystay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
8 Feb 2017 (Puntlandes) Farmaajo oo ku guulaystay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan sheekh ayaa ka tanaasulay inuu galo wareega 3aad...
Farmaajo oo helay 184 cod wareegi 2aad & Wareegii 3aad oo ay u gudben Farmaajo & Xasan Sheekh
8 feb 2017 Farmaajo oo helay 184 cod wareegi 2aad & Wareegii 3aad oo ay u gudben Farmaajo & Xasan...
Breaking news: Allah u Naxariistee waxaa goor dhawayd ku geeryooday UAE Madaxweynihii hore ee Puntland Cadde Muuse
8 feb 2017 (Puntlandes) Allah u Naxariistee waxaa goor dhawayd ku geeryooday UAE Madaxweynihii hore ee Puntland Gen Cadde Muuse Xirsi....
BREAKING NEWS: CUMAR OO KA TANAASULAY TARTANKA MADAXWEYNAHA JF SOOMAALIYA
8 Feb 2017 (Puntlandes) Iyadoo iminka loo gudbay Codaynta Wareega 2aad oo ay u gudubtay 4 musharax ayaa waxaa ku...
Wareegii koowaad ee Doorashada madaxweynaha JF Soomaaliya oo lasoo gabagabeeyay & waa kuwama 4ta musharax ee gudubtay?
8 feb 2017 (Puntlandes) Waxaa lasoo gabagabeeyay wareega 1aad ee Doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Feceraalka Soomaaliya, waxaana wareegaan kusoo baxay afar...