Month: March 2017

Akhriso Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo looga hadlay Arrimo la xiriira Amaanka, Shirweynihii Dhalinyarada, Burcad-Badeeda & arrimo kale oo Muhiima.

Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo looga hadlay Arrimo la xiriira Amaanka, Shirweynihii Dhalinyarada, Burcad-Badeeda iyo arrimo kale oo Muhiima....

Dhagayso: Agaasimayaha hay’adda la dagaalanka Burcad Badeeda Soomaaliya “waa Sharci Ruqsada Kalluumaysi ee ay bixisay dawlada Puntland..”

22 marso 2017 (Puntlandes) Agaasimayaha hay’adda la dagaalanka Burcad Badeeda dawladda Federaalka Soomaaliya Prof. Muxiyadiin Cali Yusuf (Farbuur) oo waraysi...