Year: 2019

Daawo Video-sawirro: Madaxweynaha Puntland, “Waxaa Naga Go’an In Aan Qaadno Wadadii Dadkii Naga Horreeyey oo Aan Ahmiyaddeena 1-aad Siino Ciidanka”.

Feebaraayo 23 2019, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer shaqo ku tegey Taliska Guud ee Ciidanka Difaaca Dowladda...