Daawo Video-sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Galkacyo kana warbixiyey kulamadii Garowe
31 Jan 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo ka qayb galay Caleemo saarka Madaxweynaha cusub Puntland Saciid...
31 Jan 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo ka qayb galay Caleemo saarka Madaxweynaha cusub Puntland Saciid...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Madane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 31 Janaayo 2019 qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabiley Hogaamiyaha...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabiley Safiirada Dalalka Imaaraadka, Sweden, UK,...
30 Jan 2019 (Puntlandes) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay madaxa waaxda siyaasadda...
30 Jan 2019 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta Mucaaradka, isagoo u adeegsaday...
29 Jan 2019 (Puntlandes) Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed isla markaasna ah gudoomiyaha Xisbiga Himilo oo Caasimadda P...
29 Jan 2019 (Puntlandes) Madaxweynihii hore Soomaaliya isla markaasna ah gudoomiyaha Xisbiga Himilo mudane Sheekh Shariif Shiekh Axmed ayaa caawa jaamacada...
Kismaayo, 29, Jan, 2019, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee...
Muqdisho, Jan. 29, 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo galabta Muqdisho kusoo laabtay ayaa uga mahadceliyey shacabka...
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 29 Janaayo 2019 sagootiyey Madaxweynaha dowladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi...