Year: 2019

Sawirro: Madaxweynaha Deni oo Gaaray Gobolka Mudug “Buurtinle waa ku mahadsan-tahay in ay Hirgelisey TAYAYN IYO TIIGSI oo ay nabaddii tayeysay”

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayey oo maanta safar shaqo ugu ambabaxay gobolka...