Year: 2020

Daawo Video: Guddoomiye Mursal oo sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya uu sii shaqeynayo inta laga helayo Baarlamaan bedela midka uu hada hogaamiyo

12 Dec 2020 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa mar kale sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya uu...

Sawirro: Guddiga Arrimaha Dhaqaalaha Sarifka iyo Dhaqdhaaqa Suuqyada Puntland oo shir ka yeeshay arimaha dhaqaalaha wadanka iyo dhaqdhaqaaqa suuqayadda

10 Dec 2020 (Puntlandes) Guddiga Arrimaha Dhaqaalaha Sarifka iyo Dhaqdhaaqa Suuqyada Puntland oo manta shir ku yeeshay Wasaaradda Maaliyadda kuwaas...

Sawirro: Madaxweyne Deni oo kulan la yeeshay Guddiga arrimaha dhaqaalaha oo maalmahan ka shaqeynayey kasoo talabixinta sicirka sarifka lacagaha.

08 Dec 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan la yeeshay Guddiga arrimaha dhaqaalaha oo...

Sawirro-muuqaal dhamaystiran: Madaxweyne Deni oo si adag uga hadlay qiimo dhaca ku yimid Sh. So. farayna bangiga dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay inay qeyb sarif sameeyaan.

Garoowe: 08 December 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay ganacsatada heerarkeeda kala duwan,...