Akhriso Madaxwaynaha Dawladda Puntland oo mamnuucay adeegsiga Caagadaha lasoo isticmaalay ee ka soo degi jiray Dekedda Bosaso.
16 May 2020 (Puntlandes) Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa kun taariikhaysan...