Year: 2022

Sawirro-Muuqaal: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xilalka u kala wareejiyay Guddoomiye ku-xigeenada cusub ee Maamulka iyo Xog’hayaha guud

26 Nov 2022 (Puntlandes) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xilalka u kala wareejiyay Guddoomiye...

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo ansixiyey laba Hindse Sharciyeed, Qaraar la xiriira deegaannada laga xorreeyay Khawaarijta iyo magacaabista..

24 Nov 2022 (Puntlandes) Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey...