Muuqaal: Taliyihii Ciidamada Danab ee Puntland Gen Jimcaale “Intaan Madaxweyne Puntland ka heleyno waxa na xukuma Firdhiye”

1a1c4-1

14 Jan 2026 (Puntlandes.com) Taliyihii Ciidamada Danab ee Puntland Gen Jimcaale Jamac Takar oo magaalada Laascaanood uu ku soo dhaweeyey madaxweyne Firdhiye ayaa hortiisa ka sheegay Puntland aysan ka jirin dawlad uu ka amarqaadanayo Firdhiye,

Jimcaale “Intaan Madaxweyne Puntland heleyno waxa na xukuma Firdhiye”

Firdhiye ayaa Jimcaale ku amray inuu aado Jiidaha la isku horfadhiyo gobolka Soool, gaar ahaan Aagga Guumays, iyadoo shalayna ay Jiidda u gudbeen ciidankii Ilma Diyaano.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku jira Raadgadasho weerar uu ku qaado Puntland isagoo ku marmarsiyoonaya Laascaano ayaan booqanayaa.

About The Author