Kulamada Semi Finalka Galabta iyo Koobka Garoowe Kasocda Yaa Balansan.

November, 24 2016 (Puntlandes)-Garoonka kubadda cagta Mire-awaare ee magaalada Garoowe ayaa waxaa maalinkii afraad kasocda koob kubadda cagta ah oo loodhigay afar kooxood.

Ciyaarihii/kulamadii shalay ayaa u dhacay sidaan;

Horseed FC 1 Vs Garowe City 1

Comsed FC 1 Vs Australia team 1

Galabtana waxaa dhacaya kulamadii ugu dambeeyey ee semi finalka iyadoona kooxdii badisa ay iska xaadirin doonto ciyaarta kama dambaysta ah ee beri oo Jumce ah dhici doont.

Kulamada Galabta

Comsed Fc Vs Garowe city

Horseed Fc Vs Australia team

About The Author