Galdogob:-Xukunka Dhalinyaradii Gabdha Kufsaday Oo U Xaniban Labo Kamida Waalidinta Wilasha Kufsiga Gaystay

Saaka waxaa lasugayay xukun lagu fuliyo koox dhalinyaraa oo dhawaan kufsaday gabar kuwaasi oo muuqaalo ka duubay waxana hada goldogob jooga xeer ilaaliyaha guud ee dowlada Puntland iyo xubno kamida golaha wasirada Dowlada puntland.

Gudiga Culimadaa ee fulin lahaa xukunkaan marka ay ridaan ayaa waxaa ay sugayaan labo kamida odayasha dhalay wiilasha oo diidey inay tagaan goobta uu xukunkaan ka dhacayo waxaana sidoo kale culimadu xukunka shuruud uga dhigeen imaanshaha labadaas odey.

Taleefonka Gacanta ciidanka amniga ayaa ka qaadaya Shacabka.

Go’aanka Joojinta Warbaahinta iyo Isticmaalka Taleefonada Waxaa goysay oo soo jeediyay Masuuliyiinta Puntland ee qaybta ka ah hawlaha socda.

lasoco wixii soo kordha

About The Author